Puntland oo ka soo horjeesatay sharci uu ansixiyey Baarlamanka Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifka ay ka taagan tahay Hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen labada aqal ee Baarlamanka Somalia. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in sharcigan uusan waafaqsaneyn dastuurka Qaranka iyo kan dowlad goboleedka Puntland, iyadoo qoraalka Puntland uu sidan u qornaa:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com